RW Xamze oo warbixin ka dhegeystay Guddoomiye Dr. Cali Ciise (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Hamza Abdi Barre,  ayaa maanta xafiiskiisa warbixin kooban iyo talooyin kaga dhagaystay Guddiga Dhaqaalaha Qaranka oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Dr Cali Ciise. Warbixinta ayaa diirada lagu saaray qaabka ugu haboon ee loo kobcin karo dhaqaalaha iyo maalgashiga iyo arrimo kale oo lagu horumarin karo dakhliga dowlada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay … Continue reading RW Xamze oo warbixin ka dhegeystay Guddoomiye Dr. Cali Ciise (Daawo Sawirro)